Wasaarada Caafimaadka Somaliland Oo Shir Ka Yeelatay Xaalada Xumadda Ee Dalka Ka Jirta

Hargeysa, (Xogreeb.com) - Agaasimaha guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL Dr-Maxamed cabdi xergeeye ayaa maalintii labaad shir gudoomiyay shirka Xaaladdaha dagdaga ah oo lagaga arinsanayo xaalada Xumadda ee ka jirta dakeena.
Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ayaa maanta bilawday ololo balaadhan oo lagu dabar-gonayo Kaneecada oo ah mida gudbinaysa xanuunkan xumadda ah, ololahan ayaa laga fuliyay qaybo-badan oo ka mid ah Magalada hargaysa. Leave a comment |
|