![]() Golaha Guurtida Oo Dib Usoo Celiyey Waxkabadalka Golaha Wakiiladu Uu Ku Sameeyey Xeerka Doorashooyinka Iyo Xeerka Diiwaangalinta Codbixiyeyaasha
Golaha Guurtida Oo Dib Usoo Celiyey Waxkabadalka Golaha Wakiiladu Uu Ku Sameeyey Xeerka Doorashooyinka Iyo Xeerka Diiwaangalinta Codbixiyeyaasha
Hargeysa, (Xogreeb.com) – Golaha Guurtida Somaliland ayaa dib ugu soo celiyey wax ka badal iyo kaabis golaha Wakiiladu uu dhawaan ku sameeyey xeerka guud ee doorashooyinka iyo xeerka diiwaangalinta cod bixiyeyaasha Xeer No 14/2011 iyo Xeer No 91/2022. Soo celinta waxkabadalka Xeerarkan ayaa lagu sheegay qoraal uu ku saxeexan yahay Gudoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan, kaas oo uu ku socodsiiyey Gudoomiyaha Golaha Wakiilada.
Leave a comment |
|