Xisbiga Waddani Oo Soo Dhaweeyey Xiliga Komishanka Doorashooyinku Ay Sheegeen Inay Ku Qaban Karaan Doorashada Madaxtooyada

0
Saturday September 24, 2022 - 16:47:02 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 230
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Waddani Oo Soo Dhaweeyey Xiliga Komishanka Doorashooyinku Ay Sheegeen Inay Ku Qaban Karaan Doorashada Madaxtooyada

    Xisbiga Waddani Oo Soo Dhaweeyey Xiliga Komishanka Doorashooyinku Ay Sheegeen Inay Ku Qaban Karaan Doorashada Madaxtooyada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga Waddani Oo Soo Dhaweeyey Xiliga Komishanka Doorashooyinku Ay Sheegeen Inay Ku Qaban Karaan Doorashada Madaxtooyada
Hargeysa, (Xogreeb.com) - Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa soo dhaweeyey mudaynta komishanka Doorashooyinka Somaliland u cayimeenbin ay 9 bilood gudahood ay ku qaban karaan doorashada madaxtooyada oo ahayd inay qabsoonti 13ka November ee sanadkan.
Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Waddani Maxamuud Aadan Jaamac (Galaal) oo qoraal soo dhigay Facebook-ga ayaa yidhi "Komishanka Doorashooyinka Somaliland go'aankooda in 9 bilood doorashadii Madaxtooyadda lagu qabto waanu soo dhoweynaynaa. Waananu hambalyeyneynaa in a murankii doorashada Madaxtooyada soo af-jareen."
Xoghayaha Warfaafinta xisbiga WADDANI Maxamuud Aadan Jaamac "Galaal"


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured