Dawladd Deegaanka Soomaalida Oo Ciidamo Cusub Tababaraya

0
Friday September 23, 2022 - 22:58:14 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 238
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladd Deegaanka Soomaalida Oo Ciidamo Cusub Tababaraya

    Dawladd Deegaanka Soomaalida Oo Ciidamo Cusub Tababaraya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawladd Deegaanka Soomaalida Oo Ciidamo Cusub Tababaraya

Jigjiga, (Xogreeb.com) – Dawladd deegaanka Soomaalida Ethiopia (DDS) ayaa tababaraysa ciidamo cusub, si ay u kordhiso tirada ciidamadeeda xili uu dagaal kaga socdo Al-shabaabta Somalia iyo Canfarta ay dariska yihiin.

Ciidamadan cusub ee Dawladd Deegaanka Soomaalida ayuu tababarku uga socdaa Kulliyada Tababarka Booliska oo ku taala magaalada Jigjiga.

Waxaana booqday maalintii shalay Taliyaha guud ee ciidanka xooga gaarka ah ee DDS General Cabdi Cali Siyaad (Gafaydhe) iyo taliye ku xigeenka guud ee ciidanka xooga gaarka ah General Cabdiraxmaan Axmed Nuur oo ay weheliyaan saraakiil ciidan oo kale, kuwaas oo soo kormeeray ciidanka carbiska ugu jira kuliyada tababarada booliska DDS ee magaalada Jigjiga.

Dawladd Deegaanka Soomaalida ayaa dhawaan weerar xoogan kala kulmay ururka Al-Shabaab oo gudaha usoo galay ilaa 150km.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured