Madaxweynaha Somalia Oo Kenya Kaga Qaybgalaya Caleema-Saarka Willian Ruto

0
Tuesday September 13, 2022 - 00:45:28 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 242
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Somalia Oo Kenya Kaga Qaybgalaya Caleema-Saarka Willian Ruto

    Madaxweynaha Somalia Oo Kenya Kaga Qaybgalaya Caleema-Saarka Willian Ruto

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Somalia Oo Kenya Kaga Qaybgalaya Caleema-Saarka Willian Ruto

Nairobi, (Xogreeb.com) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb galaya caleema-saarka Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya Mudane William Ruto ayaa gaadhay caawa magaalada Nairobi caasimadda dalkaasi.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ka mid ah hoggaamiyeyaasha dalalka gobolka iyo caalamka ee ka qeyb-galaya caleema-saarka Madaxweyne William Ruto, sida ay sheegtay VillaSomalia.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga mahad-celiyey dowladda Kenya sida ay usoo dhaweysay.

Tan iyo intii uu Xasan Sheekh uu Madaxweynaha ka noqday Somalia ayaa waxa soo wanaagsanaanaya xidhiidhka Kenya iyo Somalia, waana dalka Kenya uu xiligan usoo dhoofiyaa Somalia qaadka Miirooga oo Kenya ay ka faa’ido malaayiin dollar maalin kasta.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured