Madaxweyne Biixi Oo Saxeexay Buugga Tacsida Ee Boqorradii Ingiriisa Ee Dhawaan Geeriyootay

0
Monday September 12, 2022 - 23:10:21 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 191
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Biixi Oo Saxeexay Buugga Tacsida Ee Boqorradii Ingiriisa Ee Dhawaan Geeriyootay

    Madaxweyne Biixi Oo Saxeexay Buugga Tacsida Ee Boqorradii Ingiriisa Ee Dhawaan Geeriyootay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Biixi Oo Saxeexay Buugga Tacsida Ee Boqorradii Ingiriisa Ee Dhawaan Geeriyootay
Hargeysa, (Xogreeb.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta saxeexay Buugga Tacsida ee Boqoradii Ingiriiska Queen Elizabeth II oo la dhigay Xafiiska Boqortooda Ingiriisku ku leedahay Caasimada Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa. Iyadoo madaxweynuhu hore u tacsiyadeeyey qoyska boqortooyada, dawladda iyo Dadweynaha Ingiriiska oo xidhiidh qoto dheeri ka dhexeeyo Jamhuuriyadda Somaliland.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured