Golaha Wakiilada Somaliland Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey 3 Xubnood Oo Komishanka Doorashada Ka Dhinaa

0
Tuesday September 06, 2022 - 18:14:55 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 182
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Wakiilada Somaliland Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey 3 Xubnood Oo Komishanka Doorashada Ka Dhinaa

    Golaha Wakiilada Somaliland Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey 3 Xubnood Oo Komishanka Doorashada Ka Dhinaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha Wakiilada Somaliland Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey 3 Xubnood Oo Komishanka Doorashada Ka Dhinaa

Hargeysa, (Xogreeb.com) – Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta ansixiyey saddex xubnood oo ka dhinaa guddida doorashooyinka qaranka.

Saddexdan xubnood ee maanta la ansixiyey oo magacyadoodi kala yihiin Muuse Xasan Yuusuf, Axmed Cismaan Xasan iyo Axmed Yuusuf Maxamed ayaa mar kale Madaxweynuhu uu dib ugu soo celiyey Golaha si ay u ansixiyaan kadib markii ay hore u diideen.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured