Saraakiil Milatari Oo Ka Socda Ethiopia Oo Hargeysa Yimid

0
Wednesday August 03, 2022 - 00:23:25 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 226
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saraakiil Milatari Oo Ka Socda Ethiopia Oo Hargeysa Yimid

    Saraakiil Milatari Oo Ka Socda Ethiopia Oo Hargeysa Yimid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saraakiil Milatari Oo Ka Socda Ethiopia Oo Hargeysa Yimid
Hargeysa, (Xogreeb.com) - Wafti culus oo ka socda Ciidamada Federaalka Itoobiya ayaa Hargeysa soo gaadhay.
Wafti culus oo ka socda Itoobiya oo uu hoogaminayo Hoogaanka Wardoonka Ciidamada Heer Faderaal ee dalka Itoobiya General  Burhanu kabadha iyo sarakiil kale oo sare.
Madaarka  Hargeysa waxa si heer sare ah waftigan ugu soo dhaweeyay Abaandulaha Ciidamada Qaranka Somaliland Sareeye Guuto Cabdirisaaq Siciid Bulaale, Hooganka Hawlgelinta ciidamada Qaranka Somaliland  Sareeye Guuto Cabdi Cabdilaahi Xasan  Hooganka Xidhiidhka dibada ee ciidanka Qaranka Somaliland.
Waftigan ayaa hawlo shaqo Somaliland u soo gaadhay waxayna la kulmi doonan Taliyaha Ciidamada Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaacil Taani.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured