Munaasibad lagu shaacinayo Urur Siyaasadeedka HIIGSI ayaa lagu qabtay Magaalada Hargeysa

0
Thursday July 28, 2022 - 00:05:22 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 218
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Munaasibad lagu shaacinayo Urur Siyaasadeedka HIIGSI ayaa lagu qabtay Magaalada Hargeysa

    Munaasibad lagu shaacinayo Urur Siyaasadeedka HIIGSI ayaa lagu qabtay Magaalada Hargeysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Munaasibad lagu shaacinayo Urur Siyaasadeedka HIIGSI ayaa lagu qabtay Magaalada Hargeysa
Hargeysa, (xogreeb.com) - Munaasibad lagu shaacinayo Urur Siyaasadeedka HIIGSI ayaa lagu qabtay Magaalada Hargeysa. 

Urur Siyaasadeedka HIIGSI oo ay ku bahoobeen dhalinyaro aqoonyahana ayaa la aasaasay sanad ka hor xaflad lagu qabtay magaalada Oslo ee dalka NORWAY oo gudoomiye loogu doortay Aqoonyahan Siciid Maxamed Amiin. 

Maanta ayaa si rasmiya looga dhawaaqay Magaalada Hargeysa oo ay kasoo qabgaleen taageerayasha HIIGSI, Gud. Ku meel gaadhka ah CabdiraxmaanJiidali, Gud. UK ee HIIGSI, Cabdixakiin Google, Aqoon-yahan iyo madaxdhaqmeed oo dhamaantood soo dhoweeyay ururka HIIGSI. 


Urur Siyaasadeedka HIIGSI ayaa loo aasaasay horumarinta adeegyada bulshada iyo kobcinta kaabayaasha dhaqaale ee dalka, adkaynta nabadgalayda, ilaalinta sinaanta iyo cadaalada.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured