Afwerqi Oo $50 milyan Ku Xidhay Sii Daynta Dhalinyaradi Eriteriya Ku Maqneyd

0
Sunday June 12, 2022 - 00:00:27 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 77
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Afwerqi Oo $50 milyan Ku Xidhay Sii Daynta Dhalinyaradi Eriteriya Ku Maqneyd

    Afwerqi Oo $50 milyan Ku Xidhay Sii Daynta Dhalinyaradi Eriteriya Ku Maqneyd

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afwerqi Oo $50 milyan Ku Xidhay Sii Daynta Dhalinyaradi Eriteriya Ku Maqneyd

Asmara, (Xogreeb.com)- Madaxweynaha dalka Eriteriya Eseyaas Afwerqi ayaa 50 milyan oo Doolar ku xidhay in uu faraha ka qaado oo uu xoriyadooda usoo celiyo shan kun oo dhalinyaro ah oo dawladi Farmaajo u dirtay dalka Eriteriya sanadihi 2019 iyo 2020 si ay tababar ciidan ugu soo qaataan.

Hadaba dhalinyaradan oo tababarkoodi uu dhamaaday muddo haatan laga joogo 2 sano ayaa waxay dawladda Eriteriya ay dib usoo celintoodi ilaa Somalia ay shardi kaga dhigtay in marka hore la bixiyo kharashki ku baxay tababarkooda iyo hayntooda mudadi uu tababarku socday oo madaxweynaha Eriteriya uu ku  qiyaasay 50 milyan oo doolar. Lacagtan oo ay dawladda Qadar bixisay ayaan sida la sheegay soo gaadhin dawladda Eriteriya taasoo aad uga cadhaysiisay madaxweyne Afwerqi.

Wali ma kala cadda in dawladda cusub ee Xasan Shekh heshay cid ka caawisa bixinta lacagtan loo haysto dhalinyarada ku xaniban Eriteriya iyo inkale.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured