Wasiirka Waxbarashada Somaliland Oo Ardayda Iyo Bahda Tacliinta Uga Digay Inay Ka Qaybqaataan Dibadbaxyada

0
Tuesday June 07, 2022 - 22:56:20 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 292
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Waxbarashada Somaliland Oo Ardayda Iyo Bahda Tacliinta Uga Digay Inay Ka Qaybqaataan Dibadbaxyada

    Wasiirka Waxbarashada Somaliland Oo Ardayda Iyo Bahda Tacliinta Uga Digay Inay Ka Qaybqaataan Dibadbaxyada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Waxbarashada Somaliland Oo Ardayda Iyo Bahda Tacliinta Uga Digay Inay Ka Qaybqaataan Dibadbaxyada

Hargeysa, (xogreeb.com) – Wasiirka Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland Axmed Maxamed Diiriye (Toorno) ayaa guddoomiyayaasha Waxbarashada ee gobolada dalka ku wargaliyey inay ka reeban tahay ardayda iyo dhammaan bahda Waxbarashada banaan baxyo amniga dalka lagu khalkhal galinayo.

Sida Wasiirka Waxbarashadu ku sheegay Warsaxaafadeed lagu socodsiiyey dhammaan guddoonka gobolada ee Waxbarashada dalka, kaas oo lagu sheegay inay ka reeban tahay dhammaan Ardayda iyo bahda waxbarashada inay qayb ka noqdaan degenaashiyo darro la abuuro iyo banaanbaxyo.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured