Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Shirkadaha Bixiya Adeega Laydhka

0
Tuesday June 07, 2022 - 22:24:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 349
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Shirkadaha Bixiya Adeega Laydhka

    Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Shirkadaha Bixiya Adeega Laydhka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Shirkadaha Bixiya Adeega Laydhka
Hargeysa, (Xogreeb.com) - Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed, wuxuu saaka xafiiskiisa ku qabtay kulan ballaadhan oo ay ka soo qayb galeen shirkadaha bixiya adeega laydhka iyo masuuliyiinta Koomishanka Tamarta Jamhuuriyadda Somaliland.
Kulankan ayaa daarnaa sidii loo xalin lahaa khilaafka ka dhashay qiimaha lacagta ee ay kordhiyeen shirkadaha Laydhka, kaasoo bulshadu ka horyimaadeen qiimaha ku kordhay ee laydhka.
Dood dheer ka dib waxaa la isla qaatay in maalinta Sabtida ah Hadii Alle Idmo khilaafkan lagu soo afjari doono kulan ka qabsoomi doona Hoolka Wasaaradda Arimaha Gudaha, kaasoo ay ka soo qayb geli doonaan Komishanka Tamarta, Wasaaradda Macdanta, Shirkadaha bixiya adeega laydh iyo Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL, inta ka horaysana maalinta sabtida ah aanu dhaqan gal ahayn go'aankii ay shirkada laydhku  ku kordhiyeen qiimaha Laydhka.
Xafiiska Warbaahinta Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured