Madaxweyne Biixi Oo Kormeer Shaqo Ku Tegay Xarunta Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta

0
Saturday June 04, 2022 - 19:51:25 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 296
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Biixi Oo Kormeer Shaqo Ku Tegay Xarunta Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta

    Madaxweyne Biixi Oo Kormeer Shaqo Ku Tegay Xarunta Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Biixi Oo Kormeer Shaqo Ku Tegay Xarunta Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta
Hargeysa, (Xogreeb.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeer shaqo kusoo maray xarunta wasaaradda Diinta iyo Awqaafta.

Madaxweynaha oo ay wehelinayaan xubno kamid ah golaha wasiirrada, taliyeyaal ciidan iyo xubno kale oo xukuumadda katirsan, ayaa soo indho indheeyey xarunta wasaaradda, waxana halkaas kusoo dhaweeyey masuuliyiinta wasaaradda Diinta iyo Awqaafta oo uu hogaaminayo wasiirka wasaaraddaas, Sheekh Cabdirisaaq Xuseen Cali (Albaani).


Madaxweynaha, ayaa kormeeray xafiisyada kala duwan ee ay wasaaraddu ka kooban tahay oo shaqo maalmeedka caadiga ahi ka socotay, waxana uu warbixinno ka dhegaystay masuuliyiinta wasaaradda, kuwaas oo uu ku bogaadiyey hannaanka ay shaqadooda qaran u gudanayaan.

WA-BILAAHI TAWFIIQ


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured