Madaxweyne Biixi Oo Kulan La Yeeshay Siyaasiyiinta Ururada Ku Dhawaaqay

0
Wednesday May 25, 2022 - 23:21:40 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 322
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Biixi Oo Kulan La Yeeshay Siyaasiyiinta Ururada Ku Dhawaaqay

    Madaxweyne Biixi Oo Kulan La Yeeshay Siyaasiyiinta Ururada Ku Dhawaaqay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Biixi Oo Kulan La Yeeshay Siyaasiyiinta Ururada Ku Dhawaaqay
Hargeysa, May 25, 2022 (Xogreebnews) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi, ayaa caawa kulan la qaadanaya qaar ka mid ah guddoomiyeyaasha Ururrada siyaasadda ee dhawaan lagu dhawaaqay.
Sida ilo-xogogaal ah ii xaqiijiyeen Dadka caawa madaxweynuhu casuumay waxa ku jira DR Maxamed Cabdi Gabboose, Cabdilaahi Darawal iyo Cabdirisaaq Ataash, oo dhawaan saddexduba shaaciyay Ururro siyaasadeed.
Kulanka caawa ee guddoomiyeyaasha Ururrada Siyaasadda iyo madaxweyne Biixi, ayaa ku soo beegmaya iyadoo labada xisbi mucaarad galabta sheegeen in ay joojiyeen wadahadaladii ay xukuumadda kula jireen.

Xigasho: Xasan Galaydh


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured