Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kormeeray Ciidamada Heeganka Ugu Jira Sugida Amniga Dalka iyo Shacbiga Xuska Sannad Guurada 31aad Awgeed.

0
Tuesday May 17, 2022 - 01:31:24 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 222
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kormeeray Ciidamada Heeganka Ugu Jira Sugida Amniga Dalka iyo Shacbiga Xuska Sannad Guurada 31aad Awgeed.

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kormeeray Ciidamada Heeganka Ugu Jira Sugida Amniga Dalka iyo Shacbiga Xuska Sannad Guurada 31aad Awgeed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kormeeray Ciidamada Heeganka Ugu Jira Sugida Amniga Dalka iyo Shacbiga Xuska Sannad Guurada 31aad Awgeed.
Hargeysa-16-05-2022-(Xogreeb.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa caawa kormeer ku soo maray ciidamada kala duwan ee heeganka ugu jira sugida amniga guud ee qaranka Somaliland, madaama loo diyaar garoobayo xuska Sannad Guurada 31aad ee 18May 2022 oo saacado koobani inaga xigaan.
Waxaanu madaxweynuhu ciidamada kula dardaarmay inay libin-labaan dedaalkooda, feejignaan dheeraadana u lahadaan arrimaha la xidhiidha amniga, goor kasta iyo wakhti kastaba, isagoo u sheegay in kormeerkiisu la xidhiidho inuu indhaha ka soo qaado lana qaybsado ciidamada heeganka ugu jira in shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland ku dabaaldegaan nabadgelyo, farxad iyo rayn-rayn ay ugu diyaar garoobayaan maalinta inagu qaaliga ah ee 18May oo ah markii aynu dib ula soo noqonay madax-bannaanidii inaga habawday 1960-kii, balse aynu 1991-kii dib ula soo noqonay.
Wa-bilaahi Tawfiiq



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured