Daawo Xogreeb Tv: "Madaxweynuhu Wuxuu Golaha Baarlamaanka Kaga Hor Faanay Mashruuc Maamul Gobolleed U Aqoonsan Somaliland.." Xisbiga WADDANI.

0
Thursday May 12, 2022 - 02:28:19 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 357
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Xogreeb Tv: "Madaxweynuhu Wuxuu Golaha Baarlamaanka Kaga Hor Faanay Mashruuc Maamul Gobolleed U Aqoonsan Somaliland.." Xisbiga WADDANI.

    Daawo Xogreeb Tv: "Madaxweynuhu Wuxuu Golaha Baarlamaanka Kaga Hor Faanay Mashruuc Maamul Gobolleed U Aqoonsan Somaliland.." Xisbiga WADDANI.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo Xogreeb Tv: "Madaxweynuhu Wuxuu Golaha Baarlamaanka Kaga Hor Faanay Mashruuc Maamul Gobolleed U Aqoonsan Somaliland.." Xisbiga WADDANI.

HARGAYSA(xogreeb.com)-Xoghayaha arimaha bulshada ee xisbiga waddani maxamed sidiiq dhame Ayaa fashiliyay mashruuc Somaliland ka socda islamarkaana khudbadii madaxwaynaha ku jiray oo maamul goboleed ahaan looga fuliyo somailand kaasi oo qaarkamid ah haweenka Somaliland ee 16degmo loogu qaybiyo dhaqaale yar o faro guud kood ah ismarkaana dhaawac ku ah qarannimada jsl.

Sidoo kale xoghaye dhame ayaa wasaarada gacanta ku haysa iyo madaxwayne biixi ugu baaqay in ay bulshada ucadeeyeen mashruucan lana joojiyo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured