![]() Gudoomiye Xirsi Wuxuu ahaa Shaqsigii Wada Hadalada Somalia iyo Somaliland, Wuxuu ahaa Majara Habaabiyey,
Gudoomiye Xirsi Wuxuu ahaa Shaqsigii Wada Hadalada Somalia iyo Somaliland, Wuxuu ahaa Majara Habaabiyey,
Gudoomiye Xirsi Wuxuu ahaa Shaqsigii Wada Hadalada Somalia iyo Somaliland, Wuxuu ahaa Majara Habaabiyey, isla Markaana Wada Hadalada U raray, Turkiga ayuu Ahaa, iyadoo ay Meel Fiican Marayso, Wakhtigii uu Dawlada ka mid ahaa, ( Waa Ninkii Majarahaba Wareejiyey ee Dhulka dhigay, Arinkeena iyadoo Ingriisku si fiican u Wado, Shirkii London Markii la Qabtay.
Maanta inuu Doodaa iyo Faaladaa Jaban soo Bandhigaa Waxaa uu hadlay, Caqligiisa, Dadkuna Way Garanayaan, oo Maaha umul, umushaa ilawshiyo dhawe, Dadku inaad kii tahay, Way ku Garanayaan, Maantana, Waxaad ku Wadaa Waa Meel, dheerka tuurid.
Gudoomiye, Bulshada Somaliland Way ka Dharagsantahay, Wadani iyo Teamkiisu, Halka ay ka Taaganyihiin Qadiyadaha Madxabanaaninada iyo Talooyinkooda, Manaha Arin aad ku Majara Habaabin Karto, Dadku Way koreen oo Caqli iyo Maslax ayay leeyihiin, Mana Qaadanayaan Doodaha Jaban ee Majara habaabinaya, Bulshada ee aad Mediaha la soo Taagantahay, Wayna ku Barteen, kuna Yaqaanaan, horaysiyo danbayso.
Qalinkii Mohamed Haldoor Leave a comment |
|
Gudoomiye Xirsi Wuxuu ahaa Shaqsigii Wada Hadalada Somalia iyo Somaliland, Wuxuu ahaa Majara Habaabiyey,
Gudoomiye Xirsi Wuxuu ahaa Shaqsigii Wada Hadalada Somalia iyo Somaliland, Wuxuu ahaa Majara Habaabiyey,