Awood Dastuurku Siiyay Madaxweyne Kuxigeenka Waxa Sharaxaya Garyaqaan Guuleed Axmed Jaamac"
Awood Dastuurku Siiyay Madaxweyne Kuxigeenka Waxa Sharaxaya Garyaqaan Guuleed Axmed Jaamac"
Hargeysa(xogreeb.com)-"Madaxwayne marka kursigiisu banaanaado si kama danbays ah (is-casilaad, geeri, maamuus ka xayuubin…) ama si mudo kooban ah (haddii uu xanuunsado, qalliin la suuxinayo galo, ama mudo dastuur cayimay in ka badan dalka ka maqnaanayo) waxa xilka la wareega ku xigeenka oo yeesha awood buuxda oo madaxwaynenimo mudadaas. Xaaladdan madaxwayne ku xigeenka waxa loo dhaariyaa xilka madaxwaynenimo oo dhaar dheeraad ah oo aan ahayn tii ku xigeenka ayaa la mariyaa.
Haddii se madaxwaynuhu xilkii hayo balse uu dalka ka maqan yahay, ku xigeenku waa ku sime oo malaha awood madaxwayninimo oo buuxda oo uu ku qaadan karo go’aan saamayn leh. Awoodiisu waxa ay ku kooban tahay sii wadista hawlaha maallin laha ah ee xafiiska madaxwaynaha. Cid ma eryi karo balse xilka waa ka hakin karaa.
Garyaqaan Guuleed Dafac Leave a comment |
|
Awood Dastuurku Siiyay Madaxweyne Kuxigeenka Waxa Sharaxaya Garyaqaan Guuleed Axmed Jaamac"
Awood Dastuurku Siiyay Madaxweyne Kuxigeenka Waxa Sharaxaya Garyaqaan Guuleed Axmed Jaamac"