Madaxweyne-Ku-Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Daah-Furay Wejiga Labaad Ee Qaybinta Dhaqaalihii Loogu Talo Galay Dadkii Ku Caydhoobay Dabkii Suuqa Waaheen.

0
Friday April 29, 2022 - 01:43:20 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 57
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne-Ku-Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Daah-Furay Wejiga Labaad Ee Qaybinta Dhaqaalihii Loogu Talo Galay Dadkii Ku Caydhoobay Dabkii Suuqa Waaheen.

    Madaxweyne-Ku-Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Daah-Furay Wejiga Labaad Ee Qaybinta Dhaqaalihii Loogu Talo Galay Dadkii Ku Caydhoobay Dabkii Suuqa Waaheen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne-Ku-Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Daah-Furay Wejiga Labaad Ee Qaybinta Dhaqaalihii Loogu Talo Galay Dadkii Ku Caydhoobay Dabkii Suuqa Waaheen.
Hargeysa-28-04-022-(Xogreeb.com)-Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray wejiga labaad ee dhaqaalaha loogu celinayo ganacsatadii  hantidooda ku waayey masiibadii dabka ee dhawaan ku habsatay suuqa Waaheen ee caasimadda Somaliland ee Hargeysa.
Munaasibaddan oo lagu qabtay xarunta wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa lagu qaybiyey lacag dhan 6,766,418 (Lix Milyan, toddoba boqol iyo lix iyo lixdan kun, Afar boqol iyo siddeed iyo toban) doolar, taasoo loo qoondeeyey ganacsatadii hayntoodu u dhexaysay $5,001 ilaa $480,000  oo dollar.
Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Saylici, ayaa guddida heer qaran ee hawshan gacanta ku haysa ku bogaadiyey sida xilkasnimada leh ee ay dedaalka u wadaan, waxana uu ku baaqay in lasii xoojiyo dedaallada qaadhaan ururinta ee gudo iyo dibadba ka socda.


Wa-bilaahi Tawfiiq


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured