Ururka Suxufiyiinta Somaliland Oo Canbaareeyay Xadhiga Wariyayaal Tiro Badan Oo Xukuumadu Xabsiga Utaxaabtay...

0
Thursday April 14, 2022 - 03:40:07 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 371
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ururka Suxufiyiinta Somaliland Oo Canbaareeyay Xadhiga Wariyayaal Tiro Badan Oo Xukuumadu Xabsiga Utaxaabtay...

    Ururka Suxufiyiinta Somaliland Oo Canbaareeyay Xadhiga Wariyayaal Tiro Badan Oo Xukuumadu Xabsiga Utaxaabtay...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ururka Suxufiyiinta Somaliland Oo Canbaareeyay Xadhiga Wariyayaal Tiro Badan Oo Xukuumadu Xabsiga Utaxaabtay...

HARGAYSA(Xogreeb.com)-Ururka suxuiyiinta Somaliland ee solja ayaa canbaareeyay xadhiga wariyayaal tiro badan oo xukuumadu galabta xidh xidhay xili ay ku gudo jireen shaqo maalmeedkoodii caadiga ahaa.

Dhanka kale xisbiga wadani ayaa isna canbaareeyay xadhiga suxufiyiinta isagoo sheegay in ay tahay xadgudub.

Dhawaan ayay ahayd markii wasiirka arimaha guduhu hanjabaad culus udiray warbaahinta madaxbanaan isagoo sheegay in ay yihiin kuwo waxwalba baahiyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured