"Waxaa Ceeb Iyo Dhegxumo Ah In Maanta Suuqa Waaheen Dib U Dhiskiisa La Siyaasadeeyo Oo La Carqaladeeyo, Arrinkaas Waanu Ka Digeynaa" Murrashax Cirro.

0
Thursday April 07, 2022 - 03:38:27 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 350
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Waxaa Ceeb Iyo Dhegxumo Ah In Maanta Suuqa Waaheen Dib U Dhiskiisa La Siyaasadeeyo Oo La Carqaladeeyo, Arrinkaas Waanu Ka Digeynaa" Murrashax Cirro.

    "Waxaa Ceeb Iyo Dhegxumo Ah In Maanta Suuqa Waaheen Dib U Dhiskiisa La Siyaasadeeyo Oo La Carqaladeeyo, Arrinkaas Waanu Ka Digeynaa" Murrashax Cirro.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxaa Ceeb Iyo Dhegxumo Ah In Maanta Suuqa Waaheen Dib U Dhiskiisa La Siyaasadeeyo Oo La Carqaladeeyo, Arrinkaas Waanu Ka Digeynaa" Murrashax Cirro.

HARGAYSA(xogreeb.com)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan cirro ayaa ka hadlay arimaha kazoo kordhay dabkii suuqa waaheen isagoo xukuumada ugu baaqay in la baadha wixii uu dabku ka dhashay

Sidoo kale musharax cirro ayaa xukuumada ugu baaqay in aanay la siyaasadayn dhismaha suuqa waaheen loona daayo maamulkiisa dawlada hoose ee hargaysa .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured