Siyaasi Cali guray Oo ka Dareen celiyay Hadal Kasoo Yeedhay Maxamuud Xaashi!!

0
Friday April 01, 2022 - 21:07:57 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 403
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Cali guray Oo ka Dareen celiyay Hadal Kasoo Yeedhay Maxamuud Xaashi!!

    Siyaasi Cali guray Oo ka Dareen celiyay Hadal Kasoo Yeedhay Maxamuud Xaashi!!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasi Cali guray Oo ka Dareen celiyay Hadal Kasoo Yeedhay Maxamuud Xaashi!!
"Maxamuud waxan leeyahay ururadu way furan yihiin oo muxaafid iyo mucaarid midna lagama baryayo eh adigu caloosha u raarid in; Xeer ahaan, Xilli ahaan, iyo welba farsamo ahaan aanay suurogal ahayn doorasho sadexdan xisbi iyo ururo siyaasadeed ay ku tartami karaan inta ka horaysa Doorashada Madaxtooyada ee 13 November 2022. Waa hadii ay tahay doorasho sharci ah oo Komishanka Doorashadu uu qabanayo. 
Hadii kale anigu maan sheegin ee adiga ayay ahayd hadii aad og tahay in dadka aad u jilcisid goorta la qabanayo, cidda qabanaysa, iyo xisbiyada diyaarka u ah. Hadii kale wax cusub maad sheegin ee labada doorasho sida ay u kala horeeyaan ayuun baa loo kala qaban oo waa la og yahay ta soo horaysaa in ay tahay Doorashada Madaxtooyada ee dastuuriga ah. Wixii kaleba waa in la abuuro khilaaf siyaasadeed iyo muran sharci oo aan la garan karin halka la iskala soo dhici doono marka sharciga dibadiisa la isku qabsado. Taasina runtii aniga xagayga dan uma aha Somaliland oo waa geedi ay dib u guurayso ama loo rarayo iyada oo mudnaanta la siinayo danayso yaryar oo gaar ahaaneed
Si kastaba xaalku ha ahaado eh Madaxwaynaha JSL ayaa looga fadhiyaa sidii uu maanta dalka uga badbaadin lahaa in uu galo asqo iyo jihowareer siyaasadeed oo saamayn kara xataa degenaanshaha iyo xasiloonida guud ee amniga.
Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf "cali Guray:



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured