Reer, Wadani, Waxaan leeyahay, Maareeye Mohamed Ali Daarood Maaha Mid, si dhibyar, Wakaalada Biyaha uga tagaya Waxaanu Gudanayaa Waajibkiisa, Shaqo ee uu Madaxwaynuhu u igmaday. Qalinkii Mohamed Siciid Suleeban.

Dhawaanahan, Waxaan Baraha Bulshada iyo Warbaahinta Madaxa Banaan ku arkaynay, Masuuliyiiinta Wadani oo ku Riyaaqaya Maareeye iscasil iyo Dawlada Hoose ku Wareeji Wakaalada biyaha,
Golaha Barlamanka iyio Guurtiduba Suaalo ayay Waydiiyeen Waxaanu ka bixiyey Jawaabo Waafiya oo wax ku ool ah, ( 200KM ayaa biyo balaadhinta la sameeyey iyo 8 barkadood, hadaydaan arag Manfaceeda xaqbaa u leedihiin inaad na waydiisaan, ayaa ka mid ahayd jawaabaha aad maqlayseen, Waxaa kale oo uu idiin sheegay in Degaankiisii iyo kii Madaxwaynahaba uu ka joojiyey Ceelashii biyaha ee ay beerahoodu xaqa u lahaayeen,
Ninka u baahan inuu Xilka Baneeyaa Waa Maayirka Caasimada Cabdikariim Maxamed Mooge oo ku fashilmay Shaqadii dawlada hoose , Hadaan Qiimeeyo Balanqaadyadii uu ku galay Doorshada waxba kamuu fulin, Taas waxaa ka daran Waxaa fadhiid noqday dhamaan Shaqadii dawlada hoose, sharcigii dhulka beerihii, dakhligii oo hoos u dhacay
Waxaan idin leeyahay, ninka u baahan inuu Meesha baneeyo, Waa Maayirka Caasimada eek u fashilmay Shaqadii dawlada hoose.
La Soco Qaybaha Danbe Leave a comment |
|