"Halkee lagu bixiyaa kharaashadka yaryar ee Wakaalada Biyaha Hargeysa?". Siyaasi Mohamed Sadiq Dhammee Xoghayaha Wadani ee Cadaalada.

0
Wednesday March 30, 2022 - 00:22:06 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 289
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Halkee lagu bixiyaa kharaashadka yaryar ee Wakaalada Biyaha Hargeysa?". Siyaasi Mohamed Sadiq Dhammee Xoghayaha Wadani ee Cadaalada.

    "Halkee lagu bixiyaa kharaashadka yaryar ee Wakaalada Biyaha Hargeysa?". Siyaasi Mohamed Sadiq Dhammee Xoghayaha Wadani ee Cadaalada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Halkee lagu bixiyaa kharaashadka yaryar ee Wakaalada Biyaha Hargeysa?". Siyaasi Mohamed Sadiq Dhammee Xoghayaha Wadani ee Cadaalada.
"Miisaaniyadda Sannadkan (2022) iyo dakhliga soo galaaya Wakaaladda Biyaha Hargeysa Waa ($4,560,712) Mushaharka shaqaalaha joogtada ah ee Wakaaladda Biyaha Hargeysa sannadkan ($933,749) kharashaadka yaryar ee xafiisyada Wakaaladda Biyaha Hargeysa sannadkan waa ($1,935,128)
Kharashaadka yaryar ee Golaha Wakiillada ($23,809)
Kharashaadka yaryar ee Maxakamadda sare ($23,809)
Kharashaadka yaryar ee Madaxtooyada ($817,118)
Madaxtooyada, Wakiilada iyo Maxamadda sare kahrashaadkooda yaryar waa ($864,736)
Wakaaladda Biyaha Hargaysa waxay dheertahay( $1,118,010)". Xoghayaha Wadani ee Cadaalada 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured