Maareeyaha Dekedaha JSL oo Kulan Muhiim ah la Yeeshay Masuuliyiin uu Hogaaminayo Madaxa Hay'adda EUCAP (European Union Capacity Building)...

0
Wednesday March 30, 2022 - 00:17:33 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 328
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maareeyaha Dekedaha JSL oo Kulan Muhiim ah la Yeeshay Masuuliyiin uu Hogaaminayo Madaxa Hay'adda EUCAP (European Union Capacity Building)...

    Maareeyaha Dekedaha JSL oo Kulan Muhiim ah la Yeeshay Masuuliyiin uu Hogaaminayo Madaxa Hay'adda EUCAP (European Union Capacity Building)...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maareeyaha Dekedaha JSL oo Kulan Muhiim ah la Yeeshay Masuuliyiin uu Hogaaminayo Madaxa Hay'adda EUCAP (European Union Capacity Building)...
Berbera(Xogreeb.com)-Maareeyaha Haayadda Dekedaha Jamhuuriyada Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi, ayaa kulan kula yeeshay Xafiiskiisa Masuuliyiinta uu hoggaaminayo Madaxa Hay'adda EUCAP (European Union Capacity Building) ee Hargaysa.
Maareeyaha iyo Masuuliyiinta ayaa si weyn uga wada-hadlay Wada-shaqaynta iyo inay khubuuradani tabobar la xidhiidha dhinaca badda siiyaan hawladeenada Shaqaale ee Dekeda Berbera, gaar ahaan shaqaalaha xagga Badda.
Sidaasna waxa lagu sheegay qoraal kooban oo Lagu baahiyey barta Facebook ee Maareeyaha Dekedaha JSL Eng Siciid Xasan Cabdilahi. qoraalkaa ayaa u dhigan sidan. 
"Kulan muhiim ah ayaanu wada qaadanay wefti uu hoggaaminayay Madaxa Hay'adda EUCAP (European Union Capacity Building) ee Hargeisa.
Waxaannu ka wada hadalnay sidii ay tababar u siin lahaayeen Shaqaalaha Hay'adda Dekedaha Jamhuuriyadda Somaliland, gaar ahaan Waaxda badda oo ah furaha Dekedda Berbera".



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured