Siyaasi Shucayb Cabdilahi Xuseen oo Madaxweynaha JSL ku Hambalyey Khudbadii Taarikhiga ahayd ee u ka jeediyey Xarunta Heritage Foundation...

0
Wednesday March 16, 2022 - 01:14:16 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 328
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Shucayb Cabdilahi Xuseen oo Madaxweynaha JSL ku Hambalyey Khudbadii Taarikhiga ahayd ee u ka jeediyey Xarunta Heritage Foundation...

    Siyaasi Shucayb Cabdilahi Xuseen oo Madaxweynaha JSL ku Hambalyey Khudbadii Taarikhiga ahayd ee u ka jeediyey Xarunta Heritage Foundation...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasi Shucayb Cabdilahi Xuseen oo Madaxweynaha JSL ku Hambalyey Khudbadii Taarikhiga ahayd ee u ka jeediyey Xarunta Heritage Foundation...
Toronto(xogreeb.com)-Siyaasi Shucayb Cabdilahi Xuseen, oo kamid ah haldoorka Jaaliyada Somaliland ee Canada, ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ku Bogaadiyey Khudbadii Taarikhiga ahayd ee u ka jeediyey Xarunta Heritage Foundation.
Sidoo kale, Siyaasi Shucayb Cabdilahi Xuseen waxa uu ku amaanay Madaxweynaha iyo waftigiisa iib-geynta qadiyadda Aqoonsiga Somaliland.
Geesta kale, Siyaasi Shucayb waxa si weyn ugu Bogaadiyey Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha xarunta Heritage Foundation sammaynta iyo isku dubba-ridka barnaamijka jeedinta Khudbada Madaxweynaha JSL ka jeediyey.
guntii iyo gebo-gebadii waxa uu Siyaasi Shucayb usoo Jeediyay jaaliyadda Somaliland ee Maraykanka gaar ahaan reer Washington inay midnimada Somaliland xoojiyaan, isla Markaana garab istaagan Madaxweynaha iyo waftigiisa. 
Siyaasi Shucayb waxa uu Ilahay uga baryay qaranka Somaliland inuu rabbi inagu simo maalmo dhow iyaddo ah qaran luggihiisa ku istaaga.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured