"Anigu waxaan taageersanahay in degmadda cusub ee Hargeysa loo bixiyo Duuliye Axmed Aadan". Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen

0
Thursday March 10, 2022 - 02:20:47 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 373
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Anigu waxaan taageersanahay in degmadda cusub ee Hargeysa loo bixiyo Duuliye Axmed Aadan". Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen

    "Anigu waxaan taageersanahay in degmadda cusub ee Hargeysa loo bixiyo Duuliye Axmed Aadan". Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Anigu waxaan taageersanahay in degmadda cusub ee Hargeysa loo bixiyo Duuliye Axmed Aadan". Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen
Hargeysa(xogreeb.com)-"Anigu waxaan taageersanahay in degmadda cusub ee Hargeysa loo bixiyo Duuliye Axmed Aadan Oo ahaa ninkii waday diyaaraddii 1988 kii ku dejiyey Jabuuti ee diiday inuu rusheeyo magaaladda Hargeysa. Maanta gobonimo ka waynu ma jirto Oo ay reer Hargeysi Ugu abaal gudi lahaayeen duuliyahaasi ka soo jeedda magaaladda Muqdisho asal ahaan laakiin muujiyey geesinimadda. Fursadaasi ha ka faa'iidaystaan Golaha deegaanka degmadda Hargeysa iyo xukuumadda Somaliland Oo maanta fursdaasi yaanay ka hoos bixin. Waa fikrad aan ku arkay dad kale Oo iyaguna ila qaba dhinaca baraha bulshadda iyo bulsho weynta Reer Hargeysa iyo guud ahaan shacabka.


Aqoonyahan Jamaal Cali Xusen .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured