Xildhibaan Suldaan Ismaaciil Oo Haayada WFP Ku Eedeeyay In Ay Qayb Ka Tahay Caqabadaha Hortaagan Wax Soo Saarka Beeralayda Dalka....

0
Tuesday February 08, 2022 - 00:27:37 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 362
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Suldaan Ismaaciil Oo Haayada WFP Ku Eedeeyay In Ay Qayb Ka Tahay Caqabadaha Hortaagan Wax Soo Saarka Beeralayda Dalka....

    Xildhibaan Suldaan Ismaaciil Oo Haayada WFP Ku Eedeeyay In Ay Qayb Ka Tahay Caqabadaha Hortaagan Wax Soo Saarka Beeralayda Dalka....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Suldaan Ismaaciil Oo Haayada WFP Ku Eedeeyay In Ay Qayb Ka Tahay Caqabadaha Hortaagan Wax Soo Saarka Beeralayda Dalka....

HARGAYSA(Xogreeb.com)-Xildhibaan Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan oo kamid ah mudanayaasha golaha Guurtida Somaliland ayaa ka hadlay dhibaatooyinka haysta wax soo saarta beeralayda Somaliland isagoo xusay in ay dhibaatada haysata beeralayda dalka kamid yihiin biyo yaraan tamar dhaqaale.

 

 

Sidoo kale Xildhibaan Suldaan Ismaaciil ayaa haayada qaramada midoobay Ee WFP Ku eedeeyay in ay qayb ka tahay caqabadaha hortaagan wax soo saarta beeralayda Somaliland oo uu sheegay marka ay soo go,aan dalagu in ay dalka keento raashin mucaawimo ah kaasi oo suuq la,aan iyo niyad jab ku rida beeralayda iyadoo la dagalaamaysa wax soo saarka dalkana ay sanad walba kusoo beegto xiligaasi

Dhanka kale Xildhibaan Suldaan Ismaaciil ayaa golaha guurtida ugu baaqay in ay darsaan xaalada wax soo saar iyo caqabadaha haysta beeralayda.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured