Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Cadeeyey Inuu Beri Safar shaqo Madaxweynaha JSL ugu Bixi Doono Dalka Itoobiya, kana Hadlay Qaraarkii Maxkamada...

0
Monday January 17, 2022 - 23:18:00 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 415
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Cadeeyey Inuu Beri Safar shaqo Madaxweynaha JSL ugu Bixi Doono Dalka Itoobiya, kana Hadlay Qaraarkii Maxkamada...

    Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Cadeeyey Inuu Beri Safar shaqo Madaxweynaha JSL ugu Bixi Doono Dalka Itoobiya, kana Hadlay Qaraarkii Maxkamada...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Cadeeyey Inuu Beri Safar shaqo Madaxweynaha JSL ugu Bixi Doono Dalka Itoobiya, kana Hadlay Qaraarkii Maxkamada...

HARGAYSA(Xogreeb.com)-Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland saleebaan cali koore ee maalinta galinkii danbe warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay mawqifka xukuumada ee qaraarkii maxkamada sare kazoo saaray xeerkii furista ururada siyaasada ee muranka badan dhaliyay.

Sidoo kale Wasiirka warfaafinta cadeeyay  in madaxwaynaha Somaliland safar ugu baxayo dalka itoobiya casuumad uu ka helay raysalwaaraha itoobiya

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured