![]() Wasiirka arrimaha gudaha ahna Gudoomiye Ku xigeenka Kulmiye oo Eeddo u jeediyey Xisbiyada mucaaradka, kana Hadlay Go'aankii Maxkamada...
Wasiirka arrimaha gudaha ahna Gudoomiye Ku xigeenka Kulmiye oo Eeddo u jeediyey Xisbiyada mucaaradka, kana Hadlay Go'aankii Maxkamada...
HARGAYSA(Xogreeb.com)-Gudoomiye kuxigeenka kowaad ee xisbiga kulmiye ahna wasiirka arimaha gudaha Somaliland maxamed kaahin ayaa sheegay xisbi iyo xukuumadba in ay soo dhawaynayaan qaraarka kazoo baxay maxkamada sare Sidoo kale wasiir kaahin ayaa eedo culus ujeediyay madaxda xisbiyada mucaaridka oo uu sheegay in aanay waxba kala socon wixii loosoo maray dalkan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Leave a comment |
|