Maayir Cabdikariin Axmed Mooge iyo Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax oo si weyn loogu soo Dhoweeyey Television iyo Radio Djibouti ee RTD...

Jabuuti(Xogreeb.com)-Maayirka Caasimada Jamhuuriyada Somaliland ee Hargeysa Md. Cabdikariin Axmed Mooge oo mudooyinkii u Dambeeyey safar shaqo ku joogay dalka Jamhuuriyada DJabuuti, oo u Weheliyo Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed, isla Markaana ay la socotay Maayirada Jabuuti Marwo Faadumo Awale Osman, ayaa Booqday Telefishanka Qaranka Jabuuti iyo Idaacadda.
Masuuliyiinta Television iyo Radio Djibouti ee RTD, ayaa Maayirada iyo Maayirka oo u hoggaaminayo Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid kusoo dhoweeyey, isla Markaana kusoo wareejiyey qaybaha ay ka kooban yihiin labada War-lalineed ee Qaranka Jamhuuriyada Jabuuti. Leave a comment |
|