Waxay iila Muuqataa inaynu Dhaw-nahay, Haddii aynu isku raacsanahay, oo aynu isla qirsanahay laba arrin. Qalinkii Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule

0
Sunday January 09, 2022 - 23:05:31 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 316
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxay iila Muuqataa inaynu Dhaw-nahay, Haddii aynu isku raacsanahay, oo aynu isla qirsanahay laba arrin. Qalinkii Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule

    Waxay iila Muuqataa inaynu Dhaw-nahay, Haddii aynu isku raacsanahay, oo aynu isla qirsanahay laba arrin. Qalinkii Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxay iila Muuqataa inaynu Dhaw-nahay, Haddii aynu isku raacsanahay, oo aynu isla qirsanahay laba arrin. Qalinkii Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule
1. In aynu ku go,no wixii Sharciga Jsland inoo jideeyey, Dastuurka iyo Shuruucda Ka farcama .
2. Inaynu nahay Dawlad Soomaliland ah oo wixii laysku qabto, loo celinaayo Sharciga iyo hay' adaha sharciga  u xil-saaran. 
Arrinta laga hadlayo, ee furista Ururada, iyo  Doorashadu, waa arrimo sharci waxaana gacanta ku haya, hay'adihii u xil-saaran,haddii ay baarlamaan tahay iyo haddii ay maxkamad Dastuuri ah  tahayba, iyaga ha lagu go,o, hana loo hogaansamo , kolba yaan qar laysku taarine, labadan qodob waa kuwii aad  Shalay ku faraxsanayd, markii Mayirada Gobolada intoodabani ay Mucaaridka noqdeen, Markii labadii nin ee ugu codka badnaa Mucaaridka noqdeen,aad sida fiican u qoslayseen.yaan la wareegsan marka aad aragtaan,inaanu u dan ahayn rabitaankaaga.


Maanta yaanay Maxkamaduna noqon reer ee u arag sidii aad Shalay u arkaysay , waa halkii ina buubaaye, sidii caruur nacnac lagala cararay kolba dhan haw yaacine, sida afkiina kasoo yeedhaysa sharciga suga kuna go.
Cidna laga yeeli -maayo waxan sharci ahayn, ee haloo hogaansamo, shuruucda iyo qawaamiinta wadankan Madaxda laga rabo u yaala. Allaa Mahaf leh .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured