"In Gudoomiye Xirsi C.I.D-da looga yeedho, sharcigay gefku ahayd oo xisbiyada mucaaradka ayey gef ku ahayd" Suldaan Cabdiraxiin Saxardiid Kaahin

0
Thursday January 06, 2022 - 23:31:49 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 336
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "In Gudoomiye Xirsi C.I.D-da looga yeedho, sharcigay gefku ahayd oo xisbiyada mucaaradka ayey gef ku ahayd" Suldaan Cabdiraxiin Saxardiid Kaahin

    "In Gudoomiye Xirsi C.I.D-da looga yeedho, sharcigay gefku ahayd oo xisbiyada mucaaradka ayey gef ku ahayd" Suldaan Cabdiraxiin Saxardiid Kaahin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"In Gudoomiye Xirsi C.I.D-da looga yeedho, sharcigay gefku ahayd oo xisbiyada mucaaradka ayey gef ku ahayd" Suldaan Cabdiraxiin Saxardiid Kaahin
London(Xogreeb.com)-Suldaanka Guud ee Beesha Bariga Hargeysa Suldaan Cabdiraxiin Saxardiid Kaahin, oo ka hadlay guud ahaan xaalada siyaasadeed ee dalka gaar ahaana muranka furista urarada siyaasada iyo yeedhmadii xukuumadu Gudoomiyaha Xisbiga Waddani uga yeedhay xarunta C.I.D-da ayaa waxa uu sheegay In Gudoomiye Xirsi C.I.D-da looga yeedhaa ay sharciga gefku ahayd oo xisbiyada mucaaradka ayey gef ku ahayd.
Sidoo kale Suldaan Cabdiraxiin Saxardiid Kaahin waxa uu usoo-jeediyey dhinacyada siyaasada Somaliland in dhinac kastaa ku qanco go'aanka kasoo baxa maxkamada.
Waraysi kooban oo Suldaan Cabdiraxiin Saxardiid Kaahin uu arimahaas kaga hadlaayo siiyey Sahan Tv ayaa waxa uu yidhi sidan:






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured