Maamulka Degmada Sheikh Iyo Masuuliiyin Kale Oo Ka Hadlay Isku Dhac Habeenkii Xalay Dhexmartay Ciidamo Tababar Ujooga Deegaanka Iyo Dhalinyarada Magaalada.

0
Tuesday January 04, 2022 - 01:37:39 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 100
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Degmada Sheikh Iyo Masuuliiyin Kale Oo Ka Hadlay Isku Dhac Habeenkii Xalay Dhexmartay Ciidamo Tababar Ujooga Deegaanka Iyo Dhalinyarada Magaalada.

    Maamulka Degmada Sheikh Iyo Masuuliiyin Kale Oo Ka Hadlay Isku Dhac Habeenkii Xalay Dhexmartay Ciidamo Tababar Ujooga Deegaanka Iyo Dhalinyarada Magaalada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Degmada Sheikh Iyo Masuuliiyin Kale Oo Ka Hadlay Isku Dhac Habeenkii Xalay Dhexmartay Ciidamo Tababar Ujooga Deegaanka Iyo Dhalinyarada Magaalada.

SHEEKH(Xogreeb)-Gudoomiyaha degmada sheikh ee gobolka saaxil iyo saraakiisha ciidanka qaranka ee aaga bari ayaa ka hadlay isku habeenkii xalay dhexmaraya dhalinyaro ciidanka qaranka ah oo tababar ujooga kuliyada ciidamada ee sheikh iyo dhalinyarada magaalada sheikh kaasi oo sobobay in mudo saacado ah ay magaalada ka socdeen rabshado ay sobobeen isku dhacoogu.

 

 

Gudoomiyaha degmada sheikh iyo saraakiisha ciidanka qaranka ayaa sheegay in  arintaasi la xaliyay ismarkaana aanay hore udhicin arintan oo kale,

Sidoo kale masuuliyiibta ayaa fariin udiray shacabka magaalada sheikh gaar ahaan dhalinyarada isagoo sheegay in ciidanku uu yahay ciidankoodii dibna aanay udhici doonin arintan oo kale.

Dhanka kale taliyaha ciidanka booliska ee degmada sheikh ayaa faah faahin ka bixiyay sidii ay habeenkii xalay dhacday isku dhaca ciidanka tababar ujooga deegaanka iyo dhalinyarada magalaadu oo ay kala dhex galeen ciidanka boolisku.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured