Maayirada Jabuuti oo Soo Dhoweyn Balaadhan U Samaysay Maayirka Cabdikariin Iyo Waftiga oo Kulamo u Gadhwadeenka ahaa Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti la Yeeshay Masuuliyiinta kala duwan....

0
Monday January 03, 2022 - 02:12:05 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 397
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maayirada Jabuuti oo Soo Dhoweyn Balaadhan U Samaysay Maayirka Cabdikariin Iyo Waftiga oo Kulamo u Gadhwadeenka ahaa Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti la Yeeshay Masuuliyiinta kala duwan....

    Maayirada Jabuuti oo Soo Dhoweyn Balaadhan U Samaysay Maayirka Cabdikariin Iyo Waftiga oo Kulamo u Gadhwadeenka ahaa Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti la Yeeshay Masuuliyiinta kala duwan....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maayirada Jabuuti oo Soo Dhoweyn Balaadhan U Samaysay Maayirka Cabdikariin Iyo Waftiga oo Kulamo u Gadhwadeenka ahaa Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti la Yeeshay Masuuliyiinta kala duwan....
Jabuuti(Xogreeb.com)-Maayirada Magaalada Djibouti Marwo Fatouma Awale, ayaa xafiiskeeda si weyn ugu soo dhoweysay Maayirka Caasimada Jamhuuriyada Somaliland Md Cabdikariin Axmed Mooge iyo Wafti Xildhibaano ah oo safar shaqo ku jooga dalka Jamhuuriyada Jabuuti.
Maayirada Magaalada Djibouti Marwo Fatouma Awale, waxay ku Qaabishay Maayirka Caasimada Cabdikariin Axmed Mooge meeqaam aad u sareeya, waxa Xarunta dawlada Hoose ee Jabuuti horteeda lagu Diyaariyey nidaanka soo dhoweynta masuuliyiinta dawladeed ee booqashada ku taga dawladaha.
Sidoo kale, waxa qaban-qaabada iyo hawlaha soo dhoweyn si weyn Maayirada Jabuuti marwo Fatouma Awale kala qayb-qaatay Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed. 
Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed oo ahaa shaqsiga isku xidha iyo labada Maayir iyo shaqooyinkaa dhexmaraa labada Dawladood. Safiirka oo kamid ahaa xubnaha waftiga gadhwadeenka u ahaa, ayaa waftiga isla Caawa la kulansiiyey, isla Markaana salaan ugu geeyey Wasiirka arimaha gudaha Jamhuuriyada Djabuuti.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured