Mamulka Kastamka Wajaale Oo Ku Kacay Arin Halis Ku Ah Caafimaadka shacabka Somaliland Iyo Sobobta keenay In Ay Ogolaadaan in Uu dalka soo galo gaadhi siday Raashin Dhacay Oo laga Soo Celiyay Dalka Itoobiya!

0
Thursday December 30, 2021 - 02:01:55 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 67
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mamulka Kastamka Wajaale Oo Ku Kacay Arin Halis Ku Ah Caafimaadka shacabka Somaliland Iyo Sobobta keenay In Ay Ogolaadaan in Uu dalka soo galo gaadhi siday Raashin Dhacay Oo laga Soo Celiyay Dalka Itoobiya!

    Mamulka Kastamka Wajaale Oo Ku Kacay Arin Halis Ku Ah Caafimaadka shacabka Somaliland Iyo Sobobta keenay In Ay Ogolaadaan in Uu dalka soo galo gaadhi siday Raashin Dhacay Oo laga Soo Celiyay Dalka Itoobiya!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mamulka Kastamka Wajaale Oo Ku Kacay Arin Halis Ku Ah Caafimaadka shacabka Somaliland Iyo Sobobta keenay In Ay Ogolaadaan in Uu dalka soo galo gaadhi siday Raashin Dhacay Oo laga Soo Celiyay Dalka Itoobiya!

TOG WAJAALE(Xogreeb.com)-Gaadhi Nooca Qaada Xamuulka Oo Sida Raashin Dhacay Islamarkaana Laga soo celiyay Dalka Itoobiya Oo Mudo 45cisho ah ku Xanibnaa Magaalo xuduudeedka  Wajaale Ayaa Lagu Soo Celinayaa Somaliland Raashinkii dhacay ee uu siday kadib markii sida xogaha Aanu ka helaynaa sheegeen In Ay maamulka kastamka wajaale ee wasaarada maaliyadu u ogalaadeen in raashinkaasi dhacay lasoo galiyo Somaliland,

 

 

Sidoo kale Gaadhi sida raashinka dhacay oo markii hore dalka itoobiya kazoo galay dhinaca dalka jabuuti ismarkaana ay soo celiyaan haayadaha ilaalinta tayada dalka Itoobiya kadib markii ay ogaadeen in uu dhacay raashinka Uu Sidaa, ayaa lagu wadaa saacadaha soo socda in raashinkii dhacay ee uu siday in uu usoo  gudbo dhinaca Somaliland, isagoo ogolaasho ka helay maamulka kastamka wajaale  kaasi oo halis ku ah caafimaadka dadka reer Somaliland.

Dhanka kale Wararka laga helayo gaadhin raashinka dhacay siday oo  ah nooca waawayn ee isjiidka ah islamarkaana aan dalka itoobiya uga gudbin dhinaca somaliland ayaa noqonaysa arin halisku ah caafimaadka shacabka reer somaliland oo la doonaya in lagu iibiyo gudaha somaliland iyadoo raashinkan ay leeyihiin ganacsato itoobiyaan ahi.

Talaabadan ay ku kaceen maamulka kastamka wasaarada maaliyada ee magaalada wajaale ayaa noqonaysa mid xad gudub ku ah qawaaniinta somaliland iyadoo dhanka kale aanay goobta ay ku ogolaadeen in dalka uu soo galo raashinkani Dhacay aanay joogin haayada dhawrista tayada ee somaliland oo iyadu ah mid fadhiida oo gabtay hawlihii ay qaranka ugu xil saarnayd, xili uu saacadaha soo socda uu kasoo gudbayo xuduudka udhexeeya somaliland iyo itoobiya ee  wajaale, iyadoo hada ay ku hawlan yihiin sidii uu ugu soo gudbi lahaa Somaliland.

Xigasho 

WAJAALENEWS DESK




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured