"Hadii uu Madaxwayne Muuse isagu qaska iyo Wareerkaba doonayn oo aanu dano gaar ah ka lahayn waa suurogal in doorashooyinku ay u kala qabsoomi karaan sida ay u kala horeeyaan". Siyaasi Cali Guray

0
Tuesday December 28, 2021 - 02:09:02 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 359
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Hadii uu Madaxwayne Muuse isagu qaska iyo Wareerkaba doonayn oo aanu dano gaar ah ka lahayn waa suurogal in doorashooyinku ay u kala qabsoomi karaan sida ay u kala horeeyaan". Siyaasi Cali Guray

    "Hadii uu Madaxwayne Muuse isagu qaska iyo Wareerkaba doonayn oo aanu dano gaar ah ka lahayn waa suurogal in doorashooyinku ay u kala qabsoomi karaan sida ay u kala horeeyaan". Siyaasi Cali Guray

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Hadii uu Madaxwayne Muuse isagu qaska iyo Wareerkaba doonayn oo aanu dano gaar ah ka lahayn waa suurogal in doorashooyinku ay u kala qabsoomi karaan sida ay u kala horeeyaan". Siyaasi Cali Guray
"WAXA UMUSHA U DAN AH AYAA 
ILMAHANA DAN U AH...
Hadii ay run tahay oo Madaxwayne Muuse uu doonayo in SOMALILAND uu ka bedbaadiyo khilaaf siyaasi ah oo heer xun gaadhi kara waa in  doorashooyinku sida ay u kala horeeyaan aan waxba laga bedelin. Sadexda doorashona waxa horeeya labada dastuuriga ah waa ta Guurtida oo mudaysan in ay qabsoonto bisha May 2022 iyo ta Madaxtooyada oo mudaysan bisha November eh. Doorashada sadexaad oo ay ku tartami doonaan sadexda iyo ururo siyaasadeed waa in ay ka dambayso oo aan mudnaanta laga siinin labada hore ee dastuuriga ah oo aan hore looga soo dhigin wakhtigeeda oo ah December. Hadii daacad laga yahay oo ay noqoto in mid wakhtigeeda dib wax yar dib loo riixo  ta sadexaad ee ugu dambaysa. Wixii kaleba waa in dalka lagu geliyo asqo iyo jahowareer siyaasadeed oo aan loo baahnayn lagana badbaadin karo. 
Hadii uu Madaxwayne Muuse isagu qaska iyo wareerkaba doonayn oo aanu dano gaar ah ka lahayn  waa suurogal in doorashooyinku ay u kala qabsoomi karaan sida ay u kala horeeyaan.
Murti soomaaliyeed baa tidhaa "waxa Umusha u dan ah ayaa ilmahana u dan ah” Waxan uga socdaa waxa Madaxwayne u dan ah waxa shacbigiisa dan u ah”. Waa marka uu yahay laakiin madaxwayne u danaynaya dadkiisa ee aan isagu gaar uga danaysanayn.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured