Daawo Xogreeb Tv: Suldaanka Guud Ee Beesha Subeer Awal Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Hadhimo Sharafeed Loogu Sameeyay Magaalada Burco...

0
Sunday December 05, 2021 - 01:46:45 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 298
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Xogreeb Tv: Suldaanka Guud Ee Beesha Subeer Awal Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Hadhimo Sharafeed Loogu Sameeyay Magaalada Burco...

    Daawo Xogreeb Tv: Suldaanka Guud Ee Beesha Subeer Awal Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Hadhimo Sharafeed Loogu Sameeyay Magaalada Burco...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo Xogreeb Tv: Suldaanka Guud Ee Beesha Subeer Awal Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Hadhimo Sharafeed Loogu Sameeyay Magaalada Burco...

BURCO(xogreeb.com)-Suldaanka Guud ee beesha habar awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan iyo wafti uu hogaaminayo oo ku sugan magaalo madaxda gobolka Togdheer ee burco ayaa xubno katirsan beelaha garxajis hadhimo sharafeed ugu sameeyeen duleedka magaalada burco taasi oo ay kazoo qaybgaleen madaxdhaqameed ,siyaasiyiin iyo mujaahidiin ka kala tirsan beelaha habar awal iyo garxajis.

 

 

Munaasibada hadhimo sharafeedka ayaa laga jeediyay hadalo iskugu jira soo dhawayn iyo kaftan siyaasadeed oo la xidhiidha doorashada madaxtooyada ee soo socota iyo damaca beesha garxajis ee hanashada kursiga madaxwaynenimo ee dalka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured