"Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahinow Laydinka Yeeli Maayo, In Xafiiskii Sooyaal Dayacnaado Iyadoo Laleeyahay Dalka Mujaahidiin Ayaa Haysta"Mujaahid Ibraahin Dhaga-wayne.

0
Friday December 03, 2021 - 01:52:49 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 364
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahinow Laydinka Yeeli Maayo, In Xafiiskii Sooyaal Dayacnaado Iyadoo Laleeyahay Dalka Mujaahidiin Ayaa Haysta"Mujaahid Ibraahin Dhaga-wayne.

    "Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahinow Laydinka Yeeli Maayo, In Xafiiskii Sooyaal Dayacnaado Iyadoo Laleeyahay Dalka Mujaahidiin Ayaa Haysta"Mujaahid Ibraahin Dhaga-wayne.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahinow Laydinka Yeeli Maayo, In Xafiiskii Sooyaal Dayacnaado Iyadoo Laleeyahay Dalka Mujaahidiin Ayaa Haysta"Mujaahid Ibraahin Dhaga-wayne.

HARGAYSA(Xogreeb)-Muj Ibraahim xuseen Dhagawayne oo kamid ahaa saaraakiishii Snm Hogaaminaysay oo habeenkii xalay ka qaybgalay munaasibad lagu soo bandhigayay bug uu qoray mujaahid araga naafo ka ah ayaa ka sheekeeyay dhibtii ay soo mareen qaarkamid ah halgamayaashii SNM Eek u dhaawacmay dagaalkii Taliskii Siyaad bare lagaga xoraynayay gayiga Somaliland.

 

 

Sidoo kale muj dhagawayne ayaa ka hadlay sida uu udayacan yahay xafiiskii Sooyaal ee loogu talo galay ururinta xogta mujaahidiinta

Dhanka kale muj ibraahim dhagawayne ayaa sheegay in madaxwayne biixi iyo wasiir maxamed kahin laga yeelayn iyadoo laleeyahay dalka mujaahidiin ayaa haysta hadana uu dayacnaado xafiiskii sooyaal iyo mujaahidiin dalka naftooda usoo hurayba,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured