Maxkamada Gobolka Sanaag Oo Min 7 Sannadood Oo Xadhig Ah Ku Xukuntay 4 Askari Oo Lagu Helay In Ay Kufsadeen Gabadh Yar Oo 13 Jir Ah.

Ceerigaabo(xogreeb.com)-Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Somaliland gaar ahaan gobolka sanaag ayaa min 7 sannadood oo xadhig ah ku xukuntay afar Askari oo lagu helay in ay kufsadeen Gabadh yar oo 13 jir ah. Xukunkan ayaa shalay ka dhacay magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag. Afarta Askari oo ka tirsan Booliska ayaa Gabadhan yar ku kufsaday degmada Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag.
Leave a comment |
|