"Kadin Walba Cabsi-baa Inoo Sudhan Ee Yeynaan Bad Isku-gelin" Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen

0
Tuesday November 30, 2021 - 04:35:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 354
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Kadin Walba Cabsi-baa Inoo Sudhan Ee Yeynaan Bad Isku-gelin" Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen

    "Kadin Walba Cabsi-baa Inoo Sudhan Ee Yeynaan Bad Isku-gelin" Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Kadin Walba Cabsi-baa Inoo Sudhan Ee Yeynaan Bad Isku-gelin" Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen
"Madaxweyne Muuse Biixi Wuxuu Taageero u Muujiyay Hawlgalka Ciidamada Ethiopia ay kula dagaalamayaan TPLF" Telefishanka Qaranka ee Ethiopia ee EBC"
Cigaal Shidaad ayaa beri ay niman ka cabsiinayeen. Cigaal Shidaad Wuxuu caan ku ahaa laba shay fuleynimadda iyo xikmadda. Berigii hore reeraha wada yaala waxay lahaayeen laba kadin Oo midna xoolahu ka soo galaan midna ay ka baxaan.labaddii kadin ayeey midna Harag Libaax bay u sudheen midna harag Shabeel. Ka dib fiidkii dhulkoo soo madoobaanaya ayeey Cigaal ku yidhaahdeen iska sii soco Cigaaloow intaanay kugu madoobaanin.
Wuxuu soo guclo cararaba Wuxuu halacsaday haragii libaaxa wuu ka leexday haddana kadinkii kale Harag Shabeel baa sudhan. Intuu dib uga noqday nimankii ayuu yidhi; "Aniga Ilaahay baa i baday dibjirnimadaasiye, laakiin waxaan la yaabahanay reerahan meesha ay xoolahoodu u soo xaroonayaan!!"
Imika labaddii kadinba imika inaga laba harag baa inoo sudhan ee yeynaan bad isku gelin ileyn ictiraaf ma haynee.Waxaa ku filan Oo keliya kolka lay ictiraafo ayuun baynu si uun yeelli inta kale sidaynuun baan sii ahaani Oo dagaal iyo rabshad dadkaygu uma diyaar aha Oo toodii baa cusleysay. Laakiin dagaalka Jaarkayga saameyntiisuu leeyahay in aad dhaqaale ahaan iyo bulsho ahaan uga gaashamato waa muhiim.
Hadalkan aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa ka danbeeyey, kadib markii  Madaxweyne Muuse Biixi uu taageero u muujiyay hawlgalka ciidamada Ethiopia ay kula dagaalamayaan TPLF" 
Sidaas waxaa ku warramay Telefishanka Qaranka ee Ethiopia ee EBC oo Sheegay inuu xogtaas kasoo xigtay Xafiiska Warfaafinta ee Dawlad Deegaanka Soomaalida.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured