Wafti Safiiro Ah Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa Iyo Ujeedada Safarkooda!

0
Tuesday November 30, 2021 - 01:00:27 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 536
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wafti Safiiro Ah Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa Iyo Ujeedada Safarkooda!

    Wafti Safiiro Ah Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa Iyo Ujeedada Safarkooda!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafti Safiiro Ah Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa Iyo Ujeedada Safarkooda!
HARGAYSA(Xogreeb.com)-Wafti balaadhan oo  ka socda dalalka caalamka ayaa maanta lagu soo dhaweeyay madaarka caasimada Somaliland ee hargaysa 
Waftigan ayaa waxaa hogaaminaysa safiirka dalka yurub ufadhida Nayroobi oo ay weheliyo safiir ka socda dalka Sweden iyo diblamaasiyiin kale 
Sidoo kale waxaa waftigan horkacayay safiirka Somaliland ufadhiya dalka Kenya.
Waxaana madaarka cigaal kusoo dhaweeyay wasiir kuxigeenka wasaarada arimaha dibada Somaliland
Ujeedada socdaalkan waftigan oo maalmo joogu doona Somaliland ayaa lagu sheegay in ay tahay arimaha doorashada madaxtooyada Somaliland oo dhici doonta 2022
Mudada ay ku sugan yihiin caasimada hargaysa ayaa waxay kulamo layeelan doonaan madaxda ugu saraysa xukuumada Somaliland ururada bulshada rayidka ah.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured