"MADAXWEYNE MUUSE BIIXI WAA ASTANTAA QARAN QOFKASTANA WAA".Xoghayaha Kulmiye ee G Gabiley Xasan Jirde Maxamuud.

0
Monday November 29, 2021 - 21:18:57 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 397
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "MADAXWEYNE MUUSE BIIXI WAA ASTANTAA QARAN QOFKASTANA WAA".Xoghayaha Kulmiye ee G Gabiley Xasan Jirde Maxamuud.

    "MADAXWEYNE MUUSE BIIXI WAA ASTANTAA QARAN QOFKASTANA WAA".Xoghayaha Kulmiye ee G Gabiley Xasan Jirde Maxamuud.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"MADAXWEYNE MUUSE BIIXI WAA ASTANTAA QARAN QOFKASTANA WAA".Xoghayaha Kulmiye ee G Gabiley Xasan Jirde Maxamuud.
"Waxan xalay daawaday waraysi uu SAHAN TV Siiyay Xoghaye YOONIS AXMED YOONIS  oo kamida masuuliyiinta xisbiga mucaridka ah WADANI oo kaga hadlayay dhawr arimood 
Xoghayuhu wuxuu si anshaxa ka baxsan kuna jirin milgaha dhaqan mid toona taasi oo uu weeraray madaxweynaha waxanu yidhi ''MADAXWEYNUHU WAA CUNSIRI ""hadalkaasi mid xadgudubku cad ah oo ku xadgudbay shakhsiyada madaxweyna  Xoghayuhu wuu dhaliili karaa ama waxka sheego nidaamka hogaaminta madaxweyne MUUUSE iyo Xisbiga KULMIYE lakiin xaq uma laha inuu si sakhsiyana u aflagaadeeyo madaxweynaha waana Danbi qaran 
sidoo kale  wuxuu hadalkani gaf ku yahay  DHAMAAN umada somaliland sababtoo madaxweynu waa astaanta qaran dhawrista sharaftiisuna iyo cirdigiisuna  waa ku waa jib muwadinkasta oo somaliland.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured