"Waxaan arka kibirkii Abby Ahmed oo ku Dambaynaya Kabtay Meeday...Waxaa Muuqata Farmaajo & Fahad Dawlad ku sheegta Somalia oo Kiiska ikraan ku noqday Sidii Inaankii yaraa ee Reer Tunis (Mohamed Bouazizi)". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.

0
Monday November 29, 2021 - 21:04:42 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 315
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Waxaan arka kibirkii Abby Ahmed oo ku Dambaynaya Kabtay Meeday...Waxaa Muuqata Farmaajo & Fahad Dawlad ku sheegta Somalia oo Kiiska ikraan ku noqday Sidii Inaankii yaraa ee Reer Tunis (Mohamed Bouazizi)". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.

    "Waxaan arka kibirkii Abby Ahmed oo ku Dambaynaya Kabtay Meeday...Waxaa Muuqata Farmaajo & Fahad Dawlad ku sheegta Somalia oo Kiiska ikraan ku noqday Sidii Inaankii yaraa ee Reer Tunis (Mohamed Bouazizi)". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandul

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxaan arka kibirkii Abby Ahmed oo ku Dambaynaya Kabtay Meeday...Waxaa Muuqata Farmaajo & Fahad Dawlad ku sheegta Somalia oo Kiiska ikraan ku noqday Sidii Inaankii yaraa ee Reer Tunis (Mohamed Bouazizi)". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.
"Waxaan arka kibirkii Abby Ahmed oo ku Dambaynaya Kabtay Meeday, waxaa kale oo iyana  Muuqata Ethopia oo in badan ahayd Mindida Burburka iyo baabi'inta Dawladaha geeska Afrika inay iyada maanta mididu dul saaran tahay, waxaynu hore  u soo daawanay Sirdoonkii Dawladaha  quwada u Saaxiibka ahaa oo iyagoo dharka dumarka Sita dhumasho Tu xun kaga baxay kàabul, iyo kuwii dadkooda iyo Dalkooda Dambiyada ka galay ee khaa' imay oo taayirada Diyaaradaha haysta oo  kolba dal la geeyo loo baryaayo cirkii iyo dhulkiiba diideen.
Haddii aynaan dhiman Waxaynu Daawan doona Ragg uu ka mid yahay Asayas afawa & inta la dirka ah oo laga soo qabto Godad ka xun kii Sadam Xuseen laga soo saaray. 
Sidoo kale  Waxaa iyana  muuqata  Farmaajo & fahad Yassiin iyo Dawlad ku sheegta Somalia oo Kiiska ikraan Tahliil ku noqday sidii inankii yaraa ee reer Tunis (Mohamed Bouazizi) ee Dulmi awgii adkaysan waayey ee is gubay Dabadeedna Saameeyey dawladaha Carbeed.
  Wareegtaa Waa Silsilad  Waxaanse anan filaynin in  Dawlada Turkiga oo soo aragtay Dulmi laysugu kaa bahaystaa dhibka ay leedahay in badana ka hadlaysay arrintaa, inay iyadu Noqoto Gacmaha dulmiga iyo Xumaanta Taageera, noqdaana gacanta Abby iyo Farmaajo u adeegta., wabilaahi Tawfiiq.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured