Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed oo Dalka Jabuuti ku Qaabilay Masuuliyiin sare oo ka kala Socda Wasaarada arrimaha gudaha, Qaxoontiga iyo Laanta Socdaalka...

0
Tuesday November 23, 2021 - 01:05:28 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 295
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed oo Dalka Jabuuti ku Qaabilay Masuuliyiin sare oo ka kala Socda Wasaarada arrimaha gudaha, Qaxoontiga iyo Laanta Socdaalka...

    Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed oo Dalka Jabuuti ku Qaabilay Masuuliyiin sare oo ka kala Socda Wasaarada arrimaha gudaha, Qaxoontiga iyo Laanta Socdaalka...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed oo Dalka Jabuuti ku Qaabilay Masuuliyiin sare oo ka kala Socda Wasaarada arrimaha gudaha, Qaxoontiga iyo Laanta Socdaalka...

JABUUTI(xogreeb.com)-Wafti ka socda xukuumada Somaliland oo uu hogaaminayo wasiir kuxigeenka wasaarada arimaha gudaha oo ay weheliyaan gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha, taliyaha ciidanka laanta socdaalka iyo masuuliyiin kale ayaa gaadhay caasimada dalka jabuuti. halkaasi oo uu kusoo dhaweeyay wakiilka Somaliland ufadhiya dalka jabuuti.

 

 

Masuuliyiinta ka tirsan xukuumada somailand ayaa magaalada jabuuti kaga qaybgalaya shir caalamiya oo lagaga hadlayo arimaha qaxoontiga kaasi oo ay ka qaybgalayaa dalal kale oo katirsan qaarada Africa.

Shirkan ayaa waxaa soo agaasintay haayada qaramada midoobay ee arimaha qaxoontiga ee UNHCR.

HALKAN KA DAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured