Qoyska Ikraan Tahliil Oo Cadaalad Daro Ku Tilmaamay Natiijo Ay Sheegeen Gudida Baadhaysa Kiiskeeda.

0
Tuesday November 23, 2021 - 01:02:53 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 280
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qoyska Ikraan Tahliil Oo Cadaalad Daro Ku Tilmaamay Natiijo Ay Sheegeen Gudida Baadhaysa Kiiskeeda.

    Qoyska Ikraan Tahliil Oo Cadaalad Daro Ku Tilmaamay Natiijo Ay Sheegeen Gudida Baadhaysa Kiiskeeda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qoyska Ikraan Tahliil Oo Cadaalad Daro Ku Tilmaamay Natiijo Ay Sheegeen Gudida Baadhaysa Kiiskeeda.

MUQDISHO(xogreeb.com)-Qoyska Ikraan Tahliil Faarax ayaa caddaalad darro ku tilmaamay natiijada kasoo baxday guddigii loo magacaabay baarista kiiska gabadhooda oo hay’adda NISA ay horey u sheegtay in ay afduubteen oo ay dileen kooxda Alshabaab.

 

 

Hooyada dhashay Ikraan, Qaali Maxamuud guhaad ayaa warbaahinta u sheegtay in lagu tagri falay caddaaladii ay ka sugayeen guddigii baarista loo magacaabay, waxayna sheegtay in wax is dabamarin lagu sameeyay gudidigaas.

Qaali Maxamuud ayaa ku eedeysay madaxweyne Farmaajo inuu faro galin ku sameeyay kiiskaan islamarkaana sababta loosoo dajiyay natiijada baarista ay tahay tahay in la barri yeelayo saraakiisha ku eedeysanaa kiiskan.

Waxay sheegtay in aysan ka quusan doonin caddaalad u helida gabadhooda islamarkaana waxay tilmaamtay in aanay mugdi kaga jirin in gabadheeda ay ku maqan tahay hay’adda  NISA oo ay katirsanayd.

Guddiga baadhista kiiskan, ayaa sheegay intii ay baarista kiiska ku guda jireen in aanay u soo bixin wax caddeyn oo muujinaya in Ikraan Tahliil Faarax ay ku maqan tahay gacanta gacmaha saraakiisha hay’adda NISA.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured