Marwo Rooda Axmedyaasiin Oo Ka Dayrisay Xaalada Laydh La,aaneed Ee Magaalada Berbera, Eedona Ujeedisay Dadka Gacanta Ku Haya!.

0
Monday November 22, 2021 - 01:27:42 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 297
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Marwo Rooda Axmedyaasiin Oo Ka Dayrisay Xaalada Laydh La,aaneed Ee Magaalada Berbera, Eedona Ujeedisay Dadka Gacanta Ku Haya!.

    Marwo Rooda Axmedyaasiin Oo Ka Dayrisay Xaalada Laydh La,aaneed Ee Magaalada Berbera, Eedona Ujeedisay Dadka Gacanta Ku Haya!.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marwo Rooda Axmedyaasiin Oo Ka Dayrisay Xaalada Laydh La,aaneed Ee Magaalada Berbera, Eedona Ujeedisay Dadka Gacanta Ku Haya!.

Marwo Rooda Axmed Yaasiin Oo katirsan Gudida xuquuqal iisaanka qaranka ayaa ka hadashay xaalada Laydhka berbera oo bulshada dhib wayni ka haysato in  ay Helaan laydh ku filan.

Sidoo kale marwo rooda axmedyaasiin ayaa eedo culus Ujeedisay ganacsatada gacanta ku haya laydhka magaalada Berbera oo sheegtay in ay yihiin kuwo aan ka naxaynin Bulshada islamarkaana usoo shaqo tagay,

 

 

Dhanka kale marwo rooda ayaa ka hadashay waxyaabaha gudida xuquuqal iisaanka qaranka ay ka hirgaliyeen gobolka saaxil iyadoo kubaaqay in la xidho jeelka magaalada berbera oo xaaladiisu xuntaya ismarkaana aanay maxaabiistu ku noolaan Karin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured