Maareeyaha Dekedaha oo Si weyn ugu Mahadceliyey Bulshada Saaxil oo Soo Dhoweeyntii Qarniga Ku Qaabilay Madaxweynaha JSL...

Berbera(Xogreeb.com)maareeyaha guud ee Dekedaha Jamhuuriyada Somaliland Eng. Siciid Xasan Cabdilahi, ayaa si weyn ugu mahadceliyey bulshada Somaliland ee ku dhaqan gobolka Saaxil, gaar ahaan deegaanada u dhexeeya Hargeysa iyo Berbera, oo maanta si layaableh loogu soo dhoweeyey Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi.
Maareeye Siciid oo arrimaha ka Hadlay, ayaa yidhi Sidan. "Waxa aan u mahad-celinayaa Bulshada ku dhaqan Gobolka Saaxil gaar ahaan Deegaanada u dhexeeya Hargeysa iyo Berbera oo si milgo iyo maamuus leh u soo dhaweeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftiga uu hoggaaminaayo". Leave a comment |
|