Wajiga labaad ee Dhismaha Dekeda Maydh oo si Rasmi ah u Bilaabmay...
Wajiga labaad ee Dhismaha Dekeda Maydh oo si Rasmi ah u Bilaabmay...
Maydh(xogreeb.com)-Wajiga labaad ee dhismaha Dekeda Maydh, ayaa si rasmiya loo bilaabay. Mashruuca dhismaha Dekeda Maydh, ayaa u jihaystay dhinaca guusha.
Dhagax-dhigga Dhismaha Dekeda Maydh ayaa ahaa Sannaad ka hor, waxana la Daah-furay Mushruuca dhismaha Dekeda Maydh 2021-kii December sanaad ka hor. iyadoo ay dhagax-dhigeen Maareeyaha guud ee Dekedaha Jamhuuriyada Somaliland iyo Wasiirka xaananada Xoolaha iyo kaluumaysiga Somaliland.
Dhismaha Dekeda Maydh, ayaa wax Laga maalgeliyey Sanduuqa Horumarinta Somaliland ee SDF.
Sidaasna waxa Lagu sheegay qoraal kooban oo Lagu baahiyey barta Facebook ee Maamulka Dekedaha Jamhuuriyada Somaliland.
"Waxaa si habsami ah u bilaabmay Wejiga labaad ee Dhismaha Dekedda Maydh oo laga maalgelinaayo Sanduuqa Horumarinta Somaliland ee SDF". Leave a comment |
|
Wajiga labaad ee Dhismaha Dekeda Maydh oo si Rasmi ah u Bilaabmay...
Wajiga labaad ee Dhismaha Dekeda Maydh oo si Rasmi ah u Bilaabmay...