"Madaxwayne Waxaad Tidhi Cidii Idooratay Fartayda Eedayyeey Ay Odhan Doontaa, Beentaa Maaha Oo Waad Fulisay, Subeer Awal Ayaanad Ujeeday, Oo Aad ka Oohisay, Balse Waxaa Lagaa Doonayaa Wixii Kugu Kalifay Iyo Ciilka Intaa Leeg Ee Aad Uqabtay" Cabdiraxmaan Maxamed Yey.

0
Monday November 15, 2021 - 00:16:22 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 291
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Madaxwayne Waxaad Tidhi Cidii Idooratay Fartayda Eedayyeey Ay Odhan Doontaa, Beentaa Maaha Oo Waad Fulisay, Subeer Awal Ayaanad Ujeeday, Oo Aad ka Oohisay, Balse Waxaa Lagaa Doonayaa Wixii Kugu Kalifay Iyo Ciilka Intaa Leeg Ee Aad Uqabtay" Cabdiraxmaan Maxamed Yey.

    "Madaxwayne Waxaad Tidhi Cidii Idooratay Fartayda Eedayyeey Ay Odhan Doontaa, Beentaa Maaha Oo Waad Fulisay, Subeer Awal Ayaanad Ujeeday, Oo Aad ka Oohisay, Balse Waxaa Lagaa Doonayaa Wixii Kugu Kalifay Iyo Ciilka Intaa Leeg Ee Aad Uqabtay"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Madaxwayne Waxaad Tidhi Cidii Idooratay Fartayda Eedayyeey Ay Odhan Doontaa, Beentaa Maaha Oo Waad Fulisay, Subeer Awal Ayaanad Ujeeday, Oo Aad ka Oohisay, Balse Waxaa Lagaa Doonayaa Wixii Kugu Kalifay Iyo Ciilka Intaa Leeg Ee Aad Uqabtay" Cabdiraxmaan Maxamed Yey.

HARGAYSA(Xogreeb)-Xaaji cabdiraxmaan Maxamed yey oo kamid ah odoyaasha beesha subeer awal ayaa si kulul uga hadlay faro galinta uu madaxwayne biixi ku hayo saldanada beesha subeer awal oo uu sheegay in aanay ahayn wax suurto galaya cidii isku daydana loo baahan yahay in talaabo laga qaado.

 

 

Sidoo kale cabdiraxmaan maxamed yey ayaa madaxwayne biixi waydiiyay wixii ku kalifay in uu subeer awal ka oohiyo iyo ciilka intaa lee gee uu uqabay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured